Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qaarajiyey howlgal ka dhacay degmada..

Ciidanka Xoogga dalka oo maanta howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay iney burburiyeen saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen halkaas Sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka, Howlgalka waxaa lagu dilay mid kamid ah saraakiisha sare sare oo ka tirsan Alshabaab kaasoo ciidanka soo bandhigeen meydkiisa inkastoo aysan magaciisa sheegin. G/dhexe Maxamed … Continue reading Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qaarajiyey howlgal ka dhacay degmada..